Caabuqa Faafa ee CoronaVirus oo Xiisad Cusub Dhexdhigay Quwadaha Adduunka!

Jimcihii March 13, 2020 caabuqa faafa ee CoronaVirus waxaa laga wada helay dalalka Itoobiya, Kenya iyo Sudan. Dhammaan dadka lagu sheegay cudurkaas waxay socdaal uga yimideen dalalka Mareykanka, Japan iyo Imaaraadka. Walow, cudurka uu December 2019 ka bilawday magaaladda Wuhan ee dalka Shiinaha, haddana ilaa hadda waxaa la xaqiijiyay inuu ku faafay 125 wadan oo … Continue reading Caabuqa Faafa ee CoronaVirus oo Xiisad Cusub Dhexdhigay Quwadaha Adduunka!